Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo is casilay iyo kuwa kale oo Qorsheenaya !!  

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iska casilay kasii mid ahaanshaha Baarlmaanka Maamulkaasi, waxaana Xildhibaanadaasi Gudoonka Baarlamaanka u gudbiyeen warqada is casilaadooda. Labo Xildhibaan ayaa inta hada la xaqiijiyay iska casishay Baarlamaanka cusub ee Galmudug, waxaana kulan talaadadii Xildhibaanada Galmudug yeesheen lagu dhaariyay labo Xildhibaan oo bedelay Xildhibaanada is casilay. Xildhibaanada is … Continue reading Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo is casilay iyo kuwa kale oo Qorsheenaya !!